Hanjabaada Xuutiga ee ka dhanka ah Somaliland || Dhib mise Dheef ?

72 saac ee lasoo dhaafay, waxay Somaliland helaysay fariimo uga imaanayay meelo kale duwan oo labo dhinacle, mar wadne kurkur & cabsi ah iyo fariimo diblumaasiyadeed oo dhankeeda u roon, laakiin falcelinta caalamka Carabta waa diiday go`aanka Somaliland xariirka kula sameysay dhinaca Isreal ugana heshay aqoonsi walaw Hargeysa ku doodayso in 34 sano ay doonisteeda […]