Dagaalka cusub ee Somaliland & Villa Soomaaliya “Aqoonsi mise dagaal”

Bilowgii todobaadkan waxaa markale soo labo kacleeyey dagaalka diblumaasiga ah ee u dhaxeeya Somaliland & dawladda Faderaalka ee Muqdisho, gufaacada cusub waxaa kiciyey markii ay dhaceen is aragyo qarsoodi ah oo dhexmaray dhinacyo kasocda Hargeysa & Telaviv oo ay koox kasta dan gaar ah ka lahayd, taas oo ay ku baraarugtay xukuumadda Faderaalka todobaadkii ud […]
Doorashada Muqdisho: 3 faa’iido ay dhalayso & 3 caqabad oo ay keeni karto

56 sano ka dib, dadka Muqdisho inta qaadatay kaarka codbixinta waxay maanta u ahayd amin ay codkooda Sanduuqa ku hubsadeen, 523 goobood oo codbixin ayaa la furay, waana markii ugu horeysay ee degaan ka mid ah Koonfurta Soomaaliya dadku safaf galaan, codna dhiibtaan, inkasta oo kale duwanaan siyaasi ah uu jiro, haddana rayidka waxay u […]
USA oo gacmaha ka taagay Soomaaliya, Xiritaanka UN-ka & dhaqdhaqaaqyada qarsoon!

Khuburada arrimaha amniga & Siyaasada aan daganeyn ee Soomaaliya la socota ayaa si dhaw isha ugu heysay kulankii u dambeeyey ee at amuurta dalkan ka yeesheen golaha Ammaanka ee QM, sababtoo ah hadaljeedinta Mareykanka waa la sugayay, maadaama 90-kii cisho ee u dambeeyey loolan diblumaasiyadeed loogu jiray in lagu qanciyo Trump in uu baxsho Malaayiin […]
Maxaa la gudboon HSM ka dib Aqoonsiga Isreal?

Maxaa la gudboon Madaxda DF, “5 Maxaa” oo aan la sheegin! Jimcihii shalay wuxuu la dheelmaday Geeska Afrika oo aykusoo korortay aqoonsiga Somaliland ay kaheshay Isreal, waa xiisad diblumasiyadeed, mid amni & saameyn abidi ah oo ay uga tagayso Soomaaliya, kudhawaaqida wixii ka dambeeyey isbedelo waa weyn ayaa dhacay, telfoonada ayaa is dhaafay, go’aanada diidmada […]