DAAWO: Maxay ka dhigan tahay Booqashada Wasiirka Arrimaha dibada Isrealee Somaliland?

HARGEISA(GAYLANMEDIA)- 26kii bishii December ayay ahayd markii Isreal dal madax banaan u aqoonsatay Somaliland, si weyn ayay dawladda Soomaaliya u cambaareysay, fagaarayaasha diblumaasiyadana waa lag horyimi talaabada Isreal, ilaa golaha ammaanka oo Mareykanku uu labo codleeyey, laakiin taas ma joojin mana bedelin jihada Isreal ay qaadatay ee kuwajahan dhinaca Somaliland, maanta waxaa tagay Hargeysa wafdi […]