Villa Somalia oo cakiran ku jirta, Ma dhab-baa in xariirka Imaaraatka la tirtiray? Maxaa cusub?

Hoggaanka Soomaaliya ayaa dhexda u taagan duufaano lagu hafanayo oo darbiyada Villada garaacaya, Is heynta Carabta ilaa dhacdooyinka derisku waa babinayaan go’aanada waana xawli, waa kala beyr ama is goys halis ah oo aan fursad badan bixineyn, kuna beegmay xili dhaawaca gaaray Midnimada guud magaca HSM lagu qorayo, dawlad gobaleedyada Faderaalka ku mideysanaa kala tagsan […]

4 dal oo Soomaaliya si baraxla’a u garab istaagay, maxay yihiin danahooda?

MUQDISHO(GAYLANMEDIA) – Dhawaaqii 26kii December ka yimi Talveviv uma aheyn dalalka daneeya arrimaha Geeska Afrika ama dhaca Badda Cas ilaa Marinka Baabul Mandab mid iska kooban ama u dhacay sida ay masuuliyiinta dawladda Faderaalka qaarkood uga jawaab celiyeen oo uga dhigeen mid hooseeya, 4 kamid ah dalalka saameynta taban ee dhaqaale & kobaca difaaca kuwa […]