Somaliland oo diiday dalab xasaasi ah oo uga yimi 2 dal Carbeed & Handaad lagu sameeyey.

HARGEISA(GAYLAN-MEDIA)- Somaliland ayaa la kulmaysay maalmihii u dambeeyey cadaadis caalami ah oo uga imaanaya dalalka Carabta iyo kuwa danaha ka leh gacanka Cadmeed, wixii ka dambeeyey markii ay heshiis lagashay Isreal, Aqoonsina ka heshay, tas oo si weyn u bedeshay jihada siyaasadda ee gobalka Geeska Afrika, abuurtana loolan cusub. Sacuudiga & Qatar ayaa maalmihi u […]