USA oo gacmaha ka taagay Soomaaliya, Xiritaanka UN-ka & dhaqdhaqaaqyada qarsoon!

Khuburada arrimaha amniga & Siyaasada aan daganeyn ee Soomaaliya la socota ayaa si dhaw isha ugu heysay kulankii u dambeeyey ee at amuurta dalkan ka yeesheen golaha Ammaanka ee QM, sababtoo ah hadaljeedinta Mareykanka waa la sugayay, maadaama 90-kii cisho ee u dambeeyey loolan diblumaasiyadeed loogu jiray in lagu qanciyo Trump in uu baxsho Malaayiin […]