2da Fariimood ee taabanaya SL, PL kana yimi Laascaanood iyo Fursada Xassan Sheikh helay

LAASCAANOOD(GAYLAN-MEDIA) – Sugid dheer oo ay dadka deegaanka Waqooyi Bari naawilayeen in uu madaxweyne HSM tago magaalada Laascaanood ugu dambeyn waxay noqotay mid meelmartay, dadkuna si weyn ayay ugu soo baxeen soona dhaweeyeen, Fool kululeysada safarkan ayaa ku timi markii dhanka Somaliland qaadatay go`an culus oo ay aqoonsiga uga heshay dhinaca Israa`iil taas oo kunoqotay […]