Trump ties Greenland demands to Nobel Prize in message to Norway leader

US President Donald Trump has said he no longer feels obliged to think only of peace after he did not receive the Nobel Peace Prize, as he again repeated his demand for control of Greenland. In a message to Norway’s Prime Minister Jonas Gahr Støre, Trump blamed the country for not giving him the prize. […]

Gogol kudhawaaqida HSM, maxaa ka run ah, Ma qabsoomaysaa & isku dhexyaaca?

MUQDIHSO(GAYLAN-MEDIA) – Ka dib 28 maalmood oo aamus & ficilo siyaasadeed xoog leh dhexda u gashay Soomaaliya madaxweyne HSM ayaa ku dhawaaqay go`aan uu kaga jawaabayo Warmurtiyeedkii Kismaayo ay kasoo saareen golaha Mustaqbalka Soomaaliuya, kaas oo ay kudalbadeen in talada dhulka uu dhigo, la aado Hanaan doorasho heshiis lagu yahay, dalkana laga badbaadiyo xaalad firaaq […]

Xassan Sheikh oo telfoonada ay ka qaban waayeen Siyaasiin uu wacay & Ujeedka.

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa intii uu joogay Laascaanood wacay qaar kamid ah siyaasiinta madasha Samatabixinta qaarkood oo uu sheegay in uu iclaaminayo shir wadatashi. Kismaayo ayaa horey loogu go`aamiyay in 30 maalin gudahood ay tahay Madaxweyne Xassan Sheikh in uu kuqabto madal wada hadal oo loo dhan yahay, loogana hadlayo doorashooyinka, inkasta […]

East Africa Strengthens Regional Integration Amid Economic and Climate Pressures

Nairobi, Kenya — East African countries are accelerating efforts to strengthen regional cooperation as the region faces growing economic pressures, climate-related challenges, and security concerns. Leaders from the East African Community (EAC) continue to push for deeper economic integration, focusing on trade harmonization, infrastructure development, and cross-border investment. The bloc, which includes Kenya, Tanzania, Uganda, […]

Greenland Emerges as a Strategic and Economic Hotspot in the Arctic

Nuuk, Greenland — Greenland, the world’s largest island, is increasingly gaining global attention due to its strategic location, rich natural resources, and the growing impacts of climate change in the Arctic region. Although home to only about 57,000 people, Greenland plays an outsized role in global geopolitics. Situated between North America and Europe, the island […]

Soomaaliya oo baadigoobaysa xariirka Netanyahu, si ay heshiis ula gasho.

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) – Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa u gudbisay dalal kale duwan dalab la xariira in ay dhexgal u noqdaan sidii ay wada hadalo u yeelan lahaayeen dhinacyada Isreal & dawladda Faderaalka, ka dib markii ay Hargeysa aqoonsi ka heshay dhinaca Isreal, iyadoo talaabada ay qeyb katahay dadaal ay DFS ku doonayso in ay uga […]