ABIY oo kudhawaaqay 3 qodob oo deg deg u qaatay dalkiisa, taabanaya Geeska Afrika

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa kudhawaaqay in uu dalkiisu qaatay jiho cusub oo saameynaysa siyaasadda gudaha & Dibada, taas oo ku saleysan nabad, dib-u-heshiisiin iyo dib u habayn maamul. Go’aanka ayaa loo codeeyey, wuxuuna muujinaya in Itoobiya qaadaneyso siyaasad dibadeed oo ku dhisan Nabad, deris-wanaag-Danwadaag iyo iskaashi goboleed, iyadoo xoogga la saarayo xasilloonida gudaha […]

MW Xassan Sh oo New York u tagaya in uu sawir galo

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) – Madaxweynaha DFS ee Soomaaliya Xassan Sheikh ayaa isku diyaarinaya safar uu kutago New York, isagoo doonaya in uu helo sawirka ah in uu noqdo madaxweynihii u horeeyey ee Soomaaliya oo shirgudoomiya golaha ammaanka ee QM, maadaama bishan ay ku e’eg tahay mudada madaxtinimada golaha ee Soomaaliya, madaxweynaha ayaana ka jeedin doono hadalo kusaabsan […]