Itoobiya oo maku guuleysan doontaa isku keenida Xassan Sh & Imaaraatka

ADDIS ABABA(GAYLAN-MEDIA)- Itoobiya waxay martigalinaysaa dalal kale duwan, oo ka qeybgalaya xuska 90 sano guuradii kasoo wareegtay asaaskii ciidanka Itoobiya, inta badan tan waxaa lagu fasiray aag dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo hoose lagu karkarinayo, iyadoo sida diblumaasiga ah aan la xusin 90 sano guuro, ee laxuso 50 ilaa 100sano, laakiin tani taahy tijaabo iyo hoos kudhexjirid […]

Cabdiraxmaan Cirro oo jahawareer kuriday dawladda Soomaaliya & warbaahintaba

HARGEISA(GAYLAN-MEDIA)- Madaxweynaha Somaliland 48dii saac ee lasoo dhaafay dhaqdhaqaaqiisa ayaa la waayay, warbaahinta ayaa tabisay in uu dalal kale duwan aaday, laakiin dhacdo kasta ayaa isbedeshay markii boggiisa gaarka ah lagu baahiyey sawir ah isagoo saaran diyaarad yar oo ah nooca safarada gaarka ah ee madaxda, kuna sugan dalka Switzerland oo ay joogaan hoggaamiyayaasha caalamka […]