Diidmo kadib | Maxaa hadda ka socda Villa Soomaaliya Iyo 4 Qodob

9 maalin iyo saacado dheeraad ah ayay qaadatay in halkan lasoo gaaro oo lagu shiro Villa Somalia, kasii horeysii in Jubbaland iyo PL yimaadaan Muqdiajo caqabado dheer ayay kasoo mareen oo ay tirooyin xanibaado iyo dib u dhac ah kujireen. Waa soo adkeysteen. Halka lagu shirayo darbiga kuxiga, Aaden Madoobe iyo Koox mudanayaal baarlamaan oo […]