Siciid Deni oo xalay si xoogan u dul istaagay Khataraha Soomaaliya dul-hoganaya.

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) – 18 Daqiiqo & 29 Ilbiriqsi Hadaljeedin ka duwan khudbadihii horey u jeedin jiray Madaxweynaha Dowladda PL uu xalay kula hadlay waxgalka Muqdisho ee saami qeybsiga la wadaaga madaxweyne HSM, Deni ma jeedin hadal iska furan, wuxuu ahaa xujo ku oogid ilaa markhaati galin cad, 9 qodob ayuu diirada saaray oo iskugu jiray, Digniino, […]

Maxaa kasoo baxay shirkii 2da dhinac ee Muqdisho, Fashil mise?

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA)- 19 sitimaal waxaa qaatay in lays arki karro oo goobta fadhiga lagu heshiiyo, 4 maalin oo is jiidjiid ah ka dibna kulankii u dambeeyey ayaa hadda kusoo dhamaaday Villa Somalia, Golaha Mustaqbalka & Madaxweyne HSM wey gaari waayeen heshiis kama dambeys ah oo siyaasadeed, kaas oo xaaladda murugsan ee dalka jiho u dhaqaajiya, soo […]

Mucaarad aan mid aheyn, Dhex-baarashada Xassan Sh, gacmo daaliska ilaa doodaha Yacyacoodka ah

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) – Is-jiid jiid dheer iyo kala aamin bax amni ilaa siyaasad socday 3 sano ka dib Khamiistii ayuu madaxweyne HSM xaafiiskiisa kula kulmay madaxda Golaha Mustaqbalka oo ay foolaad u yihiin Hoggaamiyayaal aysan dabka kala qaadan, waa lays sawiray, lamase gaarin natiijo horusocod leh, Afurkii Jimcihii ayaa dib loo balamay, waase baaqday oo cidna […]