Beesha Caalamka oo ku qasbaysa Soomaalida in ay heshiiyaan.

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) – Wakiilada caalamiga ah ayaa dadaal xoogan ugu jira in dhinacyada Soomaalida ay ku qanciyaan in ay wada hadal dhab ah galaan, Tanaasul la yimaadaan, lagana wada hadlo arrimaha hortabinta leh Doorasho & Dastuur, iyadoo shalay ay fashilmeen shirkii Villa Somalia. Labada dhinacba si gaar-gaar ah ayay kula kulmayaan, waxayna usoo gudbiyeen aragtidooda ah […]