Villa Somalia oo mucaaradka eedo culus dusha u saartay

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) – 24 saac ka dib markii ay Mucaaradka golaha Mustaqbalka Soomaaliya ku dhawaaqeen in ay burbureen wada xaajoodyadii doorashada ilaa Dastuurka ee ay kula jireen Villa Somalia in ay burbureen, Xukuumadda Faderaalka ayaa ka jawaabtay. Dawladda Federaalka oo markii 1-aad ka hadashay shirkii ay wada yeesheen dhankeeda iyo Golaha Mustaqbalka ayaa sheegtay in 3 […]