Xamse ma noqon karaa Kheyre oo kale, 2 jid midkee qaadan doonaa 70 cisho gudahood?

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) – Dharaaro adag oo siyaasadeed, una baahan ku dhac & go’aan qaadasho ayaa hortuban madaxda DFS, fursad ka faa’iideysiga in la noqdo Hoggaamiye la majiirto ayaa taariikhdan casriga ah lagu qori karaa. Arbacadii 15-kii Juun 2022 Xamse cabdi barre ayaa noqday RW JFS, amintaas ilaa waqtiga wuxuu haystaa Horyaalka ah RW ugu mudada dheeraa […]