4 dal oo Soomaaliya si baraxla’a u garab istaagay, maxay yihiin danahooda?

MUQDISHO(GAYLANMEDIA) – Dhawaaqii 26kii December ka yimi Talveviv uma aheyn dalalka daneeya arrimaha Geeska Afrika ama dhaca Badda Cas ilaa Marinka Baabul Mandab mid iska kooban ama u dhacay sida ay masuuliyiinta dawladda Faderaalka qaarkood uga jawaab celiyeen oo uga dhigeen mid hooseeya, 4 kamid ah dalalka saameynta taban ee dhaqaale & kobaca difaaca kuwa leh Barriga Dhexe si durugsan ayay uga horyimaadeen Aqoonsiga Somaliland ka heshay Isreal, waxayna u arkeen mid halis ku ah istaraajiyadooda amni ilaa dhaqaale, iyagoo bilaabay in ay si fog uga hortagaan.

Sacuudi Careebiya oo haysata 2 kaar oo muhiim ah, Pakistan oo awood leh, Turkiga oo galalka amniga & kheyraadka Soomaaliya qandaraastay & Masar oo cabsi ka qabta cunaqabateyn laga saaro Kanaalka Suweys oo Isreal & Itoobiya ka timaada ayaa isku racay sidii ay u qaadi lahaayeen duulaan mideysan, Maxay tahay sababta dalalkan u dagaalameen.

DIFAACII ADKAA!

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud ayaa telfoon kula hadlay markii ay Talaabadan soo baxday hoggaamiyayaasha Sacuudiga,Jabuuti, Turkiga & Masar, daqiiqado ka dibna wasiirada arirmaha dibada ee afar dal ayaa soo wada saaray go`aankii 1aad oo ay si cad ugu sheegeen in aqoonsiga Isreal uusan kaliya warqad aheyn ee uu yahay mid kicinaya khatar amni, waxayna sheegeen in ay ka dagaalami doonaan.

Hoggamiyayaasha sare ayaa markale telfoono toos ah ku wada xariiray, kuwaas oo

Monthly Membership Required

You must be a Monthly member to access this content.

Join Now

Already a member? Log in here

 

Share On:

Explore More

Dawladda Somalia: oo magaca bedelatay dhul boob awgiis.

Xanaanada Xoolaha waxaa laga xaraashay 5 goobood oo ay wasaaraddan lahayd, wasaaradda Isgaarsiinta ayaa lumisay 3 kamid ah xarumaha ay baahida qaarkood hadda u qabtay, iyadoo dulaalada dhulka u qortay warqad ka maaransho ah oo madaxweynaha loo geeyey.