Dalabka Xassan Sh ee taabanaya Bosaso, Berbera iyo Jawaabta Imaaraatka

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA)- Kacsananata xiisada siyaasadda ee ka dhalatay burburinta heshiisyadii Soomaaliya ee ay kula jirtay UAE wey sii kordhaysaa, Villa Somalia waxay doonaysaa in ay gabi ahaanba soo afjaraan joogitaankooda Imaaraatka ee Boosaaso-Kismaayo- Berbera ilaa Muqdisho, 7 maalin oo UAE qabsatay in ay uga baxdo Muqdisho ayay ku koobtay hal maalin uun, lamana sheegin sababta, lamana bixin dheeraad taas oo muujisay in ay UAE qaadatay go`aan adag oo kuwajahan in ay ka dhamaato caasumada.

Dhexgalka 2da dhinac ee dawlad 3aad oo ay isla ogolaadeen ayay ku gudbisay DFS in ay doonayso kahor inta aysan UAE ka bixin xarunta Muqdisho ay tahay in baneeyaan Boosaaso, Kismaayo ilaa Berbera, laakiin….

Monthly Membership Required

You must be a Monthly member to access this content.

Join Now

Already a member? Log in here

 

Share On:

Explore More

Dawladda Somalia: oo magaca bedelatay dhul boob awgiis.

Xanaanada Xoolaha waxaa laga xaraashay 5 goobood oo ay wasaaraddan lahayd, wasaaradda Isgaarsiinta ayaa lumisay 3 kamid ah xarumaha ay baahida qaarkood hadda u qabtay, iyadoo dulaalada dhulka u qortay warqad ka maaransho ah oo madaxweynaha loo geeyey.

How much of Gaza is left standing?

aniella Pierson turned 30 on Monday—a milestone acknowledged by a bevy of successful friends, from Spanx founder Sara Blakely to the singer Jewel to designer Diane von Furstenberg.