HARGEISA(GAYLAN-MEDIA) – Maalmihii uu kasocday dalka Switzerland Madasha Dhaqaalaha Aduunka oo kulmisay madaxyo weynta dalalka reer galbeedka & dunida kale, waxaa isla magaalada Davos joogay wafdi uu hogaaminayay madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro, oo dhankooda kaga jiray ole-ole iyo u qareemida dooda ay xambaarsan yihin ee ah in ay doonayaan noqoshada dal ka madax banaan Soomaaliya,...
Somaliland & Davos || Maxaa looga hadlay kulamadii xirnaa maalqabeeno ilaa Qoyska Trump
Share On:
Explore More

Dalabka Xassan Sh ee taabanaya Bosaso, Berbera iyo Jawaabta Imaaraatka
MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA)- Kacsananata xiisada siyaasadda ee ka dhalatay burburinta heshiisyadii Soomaaliya ee ay kula jirtay

MW HSM- oo maanta qaaday 4 Talaabo oo Israaiil lagu jabinayo.
Max Flannel, our office agony uncle, answers a bulging postbag on a vital subject

5 qodob oo dhaafsan xukun ka ridashada HSM oo laga sugayo Shirka Kismaayo!
UGU DAMBEYN: Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ee Kismaayo iskugu tagaya,

Dawladda Somalia: oo magaca bedelatay dhul boob awgiis.
Xanaanada Xoolaha waxaa laga xaraashay 5 goobood oo ay wasaaraddan lahayd, wasaaradda Isgaarsiinta ayaa lumisay 3 kamid ah xarumaha ay baahida qaarkood hadda u qabtay, iyadoo dulaalada dhulka u qortay warqad ka maaransho ah oo madaxweynaha loo geeyey.