MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) – Baarlamaanka 11-aad mudo xileedkiisa waa dhamaaday, nooca lagu bedelayo & goorta golahan doorashadiisa ah midna lama yaqaano, haddii la raaco dooda ay hayaan 70 jirada Labada Aqal & Madaxweyne HSM waa sannad dheeraad ah oo kudarsi golahan ku jiro, Aqoonsiga xildhibaanadan ay hadda haystaan ayaa ku e’eg dhammaadka sannadkan, Soomaaliya waxay dhexda uga jirtaa marxalad murugsan oo aan la aqoonin halka ay saldhiganayso.



