70 Jiro mudo xileedkii ka dhamaaday, haddana kuraasta kusii dhegan “Mustaqbal adag”

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) – Baarlamaanka 11-aad mudo xileedkiisa waa dhamaaday, nooca lagu bedelayo & goorta golahan doorashadiisa ah midna lama yaqaano, haddii la raaco dooda ay hayaan 70 jirada Labada Aqal & Madaxweyne HSM waa sannad dheeraad ah oo kudarsi golahan ku jiro, Aqoonsiga xildhibaanadan ay hadda haystaan ayaa ku e’eg dhammaadka sannadkan, Soomaaliya waxay dhexda uga…...

Membership Required

You must be a member to access this content.

View Membership Levels

Already a member? Log in here

Trump & Isbahaysigiisii: Calaamadaha kala burburka iyo saamaynta doorashada 2026

WASHINGTON(GAYLAN-MEDIA) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa wajahaya cadaadis siyaasadeed oo sii xoogeysanaya, iyadoo warbixino cusub ay muujinayaan in isbahaysigii ballaarnaa ee dib ugu soo celiyay Aqalka Cad hadda ay bilaabatay inuu kala daato, kadib go’aanno muran dhaliyay oo la xiriira dagaalka Iiraan iyo hadallo si weyn uga careysiiyay taageerayaashiisa oo uu Trump si xad […]

4 qodob oo uu la dhibtoonayo Aaden Madoobe

MUQDISHO(GAYLANMEDIA) – Gudoomiyaha golaha shacabka ee waqtigiisu dhamaaday Aaden Max’ed Nuur ayaa dhexda uga jira hubanti la`aan siyaasi ah, ka dib isbedelkii ka dhacay Koonfur Galbeed oo uu quuldareynayay in uu noqonayo dookha 1aad ee Villa Somalia, laakiin wali gacanta kuma kalsoonida Xassan Sheikh. Is casil! Ka dibna Nasiibkaaga Tijaabi. Habeeno kahor, wada hadal ka […]

Xassan Sh | ma u hirgalaysaa Boqornimo xukunka mise?

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) – Kala soocida ciidanka, u adeegsiga Siyaasada, Hub aruursiga baaxada leh, la wareegida awooda 3 DG,  Dajinta & maamulida nooc doorasho ooa an heshis siyaasaded haysan, Dal 2 dastuur leh, Katacabka Malaayiin Dollar dhulka danta guud & isku diyaarinta xukun joogid mudo dheer ah ayaa ka muuqda qorshaha madaxweyne HSM, dad badan ayaana is […]

Aaden Madoobe oo quusjooga hankiisii K/Galbeed oo burbur wajahaya & MW Xassan Sh oo iska diiday?

BAYDHABO(GAYLANMEDIA) – Cida ku fariisanaysa Kursiga Villa Baydhabo, waa Hal-xiraale furidiisa aysan sahal aheyn, Xassan Sheikh jahawareer ayuu dhexda uga jiraa, Shuraakadii u saatay burburinta maamulka deegaankan ayaa dhabarka loo jeediyey, Waana kasoo hayaamay Baydhabo, laakiin dookh la`aan maaha, Aaden Maxamed Nuur “Aaden Madoobe” wax u muuqda Malakamaweydkiisii siyaasadeed ayaa 72saac ee lasoo dhaafay soo […]