MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA)- Mudo xileed dhamaad ah, doorka wakiilada caalamiga ah soo kordhaya, Siyaasiinta Soomaalida oo kala irdheysan, Doorasho & Dastuur aan heshiis lagu aheyn, Midnimo dhaawac kusocdo, Xukuumad wasiiradeedu darban yihiin raacashada baraha bulshada, go`aano qar iska xoornimo ah & isku imaatin aan niyadsami laga aheyn, ayaa maalmahan sareyn doonaa siyaasadda Soomaaliya. Madaxweyne HSM ayaa wajahaya...
VIDEO: Is aqbalka Villa Somalia & Golaha Mustaqbalka, Dhab mise dhakar?
Share On:
Explore More

70 Jiro mudo xileedkii ka dhamaaday, haddana kuraasta kusii dhegan “Mustaqbal adag”
MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) – Baarlamaanka 11-aad mudo xileedkiisa waa dhamaaday, nooca lagu bedelayo & goorta golahan

Dawladda Somalia: oo magaca bedelatay dhul boob awgiis.
Xanaanada Xoolaha waxaa laga xaraashay 5 goobood oo ay wasaaraddan lahayd, wasaaradda Isgaarsiinta ayaa lumisay 3 kamid ah xarumaha ay baahida qaarkood hadda u qabtay, iyadoo dulaalada dhulka u qortay warqad ka maaransho ah oo madaxweynaha loo geeyey.

Aby 6 Heshiis oo uu saxiixay colaad ayay ku dambeeyeen
Waa kuma hoggaamiyaha Geeska Afrika ee 6 heshiis nabad oo uu saxiixay ay colaada

Burburka Amniga Badda Cas || Somaliland oo halis ku sugan, Sacuudiga, Ankara & Qaahira oo dagaal aaday
Nidaamkii aduunka ee caalamiga ahaa ayaa u sawiran in uu burbur kusocdo, laga soo