VIDEO: Is aqbalka Villa Somalia & Golaha Mustaqbalka, Dhab mise dhakar?

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA)- Mudo xileed dhamaad ah, doorka wakiilada caalamiga ah soo kordhaya, Siyaasiinta Soomaalida oo kala irdheysan, Doorasho & Dastuur aan heshiis lagu aheyn, Midnimo dhaawac kusocdo, Xukuumad wasiiradeedu darban yihiin raacashada baraha bulshada, go`aano qar iska xoornimo ah & isku imaatin aan niyadsami laga aheyn, ayaa maalmahan sareyn doonaa siyaasadda Soomaaliya. Madaxweyne HSM ayaa wajahaya...

Membership Required

You must be a member to access this content.

View Membership Levels

Already a member? Log in here

Share On:

Explore More

Dawladda Somalia: oo magaca bedelatay dhul boob awgiis.

Xanaanada Xoolaha waxaa laga xaraashay 5 goobood oo ay wasaaraddan lahayd, wasaaradda Isgaarsiinta ayaa lumisay 3 kamid ah xarumaha ay baahida qaarkood hadda u qabtay, iyadoo dulaalada dhulka u qortay warqad ka maaransho ah oo madaxweynaha loo geeyey.