Episodes9:02
Burburka dhaqaalaha| Maxay dowladdu u dhibsatay hadalka Kheyre?
MUQDISHO (GAYLAN-MEDOA) - Halkan marka la eego waa madaxda dowladda Faderaalka, ka bilow madaxweyne ilaa wasiir wasaaradeed, waxay isku raacsan yihiin oo in ka badan Sanad ay jeedinayaan hadalo tilmaamay in Soomaaliya Caalamka ka quustay oo ka jeensaday, mararka qaarna weero dalan-baabi ah oo aan waaqaca heshiis la aheyn ayey ku tiraabayeen oo ah in Soomaali isku filnaatay, iyadoo albaabkooda ilaalo ka hayaan ciidan Shisheeye oo mushahaarkooda la baadigoobayo, madaxda Soomaalidu waxqabadka ay kuxarakeeyaan waa kan lagu fuliyo gargaarka dibadaha laga helo, halkan ila dhugo’o Dunidu wey isbedelaysaa dhaqaale kastana waa la joojiyey....
Aug 31, 2026 · 4 plays
0 0 4
Faallooyinka (0)
Soo gal si aad uga qaybqaadato wadahadalka.