Skip to main content
Documentary9:08

CADEYMO SIR AH | Jawaabta Itoobiya ee xaalka Baydhabo, Khilaafka AUSSOM & damaca DF "XOG BAARIS"

Warbixintan gaarka ah ee Gaylan Media waxay falanqaynaysaa dukumentiyo la xiriira xaaladda amni ee Koonfur Galbeed, Baydhabo, doorka AUSSOM iyo khilaafka ka dhashay codsiga Dowladda Federaalka ee ku aaddan hawlgallada ciidamada. Waxaan soo bandhigaynaa waxa dukumentiyadu sheegayaan, su'aalaha ay dhalinayaan iyo saamaynta siyaasadeed iyo amni ee arrintani ku yeelan karto Soomaaliya.

Nov 21, 2026 · 94 plays

8 1 94
Wadaag: Twitter Facebook LinkedIn

Faallooyinka (0)

Soo gal si aad uga qaybqaadato wadahadalka.