Episodes7:25
Jabkii Raaskambooni Ka dib | XMS oo guluf cusub ku qaadaya JL, Turki Vs US
Kusoo jabkii Raskambooni ee MW Xasan Sheikh kali kuma aysan aheyn, eed qaadka iyo fashilka ayuu qaatay uun, hayeeshee qalabkii milateri ee la adeegsaday laga bilaabo askarta tababarka, hubkooda ilaa Drone-tii loo adeegsaday ku qarxinta baabuurka Jubbaland, waxay ahaayeen Sanca ay Ankara keentay Soomaaliya, yoolka waa ka sareeyey is heynta Soomaalida, wali Ankara kama quusan in ay saldhig milateri ka hesho 3 goobood oo kamid ah Puntland & Jubbaland,
Aug 30, 2026 · 5 plays
0 0 5
Faallooyinka (0)
Soo gal si aad uga qaybqaadato wadahadalka.