Skip to main content
Analysis7:09

Joojinta Taakulada Mareykanka & Ka bixid Muqdisho ah, Ka dib maxaa dhacaya?

MUQDISHO(GAYLAN-MEDIA) - Maalinta u dambeysa sannadka bartamaha dhaafay Soomaaliya waxay gudaheeda ka wajihi doontaa barta ugu halista badan ee taariikhdeeda casriga ah wixii ka dambeeyey 1991-kii. Go’aanka dowladda Mareykanku ku joojinayo in ka badan 50% miisaaniyadii saadka, taakulada ciidanka, sirdoonka cirka, iyo maalgelinta farsamo ee howlgalka Midowga Afrika (AUSSOM/UNSOS) iyo Dowladda Federaalka (DFS), wuxuu ebergeynayaa halboowlihii nidaamka Muqdisho. Haddii sirdoonkii cirka iyo malaayiintii saadka la joojiyo, caasimaddu waxay wajihi doontaa daqiiqad taariikhi ah oo daaha ka rogaysa dhabta awood-darrada nidaamka, Is weydiimo waa weyn ka furan maxaa dhacaya, aminta taageerada Mareykanka la waayo! 5 arrimood ayaa durba falanqeeyayaasha ay faaleynayaan.

Jul 30, 2026 · 14 plays

0 0 14

Faallooyinka (0)

Soo gal si aad uga qaybqaadato wadahadalka.