Breaking4:54
Museveni oo 2 daran kala dooransiiyo Xasan Sheikh, Nuxurka safarkii Kampala?
Museveni in ka badan 11k Askari ayaa ka jooga Soomaaliya, waana cida gacanta ku haysa amniga aagaga xasaasiga ah oo ay ku jiraan garoonka Muqdisho.
Oct 30, 2026 · 983 plays
40 31 983
Faallooyinka (0)
Soo gal si aad uga qaybqaadato wadahadalka.