Skip to main content
Breaking7:50

Xamse & Jaamac | Yaa adkaanaya, Talaabooyin la kala qaaday Iyo Is fahamsanaanta

Loolan xoogan ayaa kasocda gudaha dowladda Faderaalka, Xaafiisyada Ra'iisulwasaaraha & guddoonka golaha Shacabka ayaa is wajahaya si hoose wali, koox kasta waxay doonaysaa in ay adkaato, kaas oo bilowday is hayntooda laga soo bilaabo waqtigii lagu jiray Loolanka guddoonka golahan oo Aaden Madoobe baneeyey, kuna soo baxay Cabdulqaadir Jaamac

Sep 2, 2026 · 5 plays

1 2 5

Faallooyinka (0)

Soo gal si aad uga qaybqaadato wadahadalka.