Analysis6:47
Xasan Sheikh | Yaa xoreeyn dagaal u baahan, Puntland mise Aadan Yabaal, Masjid Caligaduud & Cowsweyne?
Kaaf iyo kala dheeri, ayay dad badan kusifeynayaan waaqaca horyaala madaxweyne Xasan Sheikh & dhalanteda maskaxda ka burqanaysa, hayeeshee qorshaha qorida ciidan gudaha Puntland & ujeedada ka dambeysaba waxaa lagu tafsiirayaa aragtiyo horey loogu fashilmay oo soo bilowday qaranjabkii ka dib
Jul 30, 2026 · 6 plays
0 0 6
Faallooyinka (0)
Soo gal si aad uga qaybqaadato wadahadalka.