Politics57:36
Laftagareen Vs Xasan Sheikh | Sidee ku dhacday in Koonfur Galbeed lala wareego~Wareysi
March 2026-ka, Madaxweyne Xasan Sheikh ku adkaaday duulaan lagu qaaday Koonfur Galbeed, madaxweynihii deegaankaas ayaana xukunka laga tuuray iyadoo Is casilaad lagu qasbay, hadda waa dibadjoog waxaana la yeelanay wareysiyo dhinacyo badan leh.
Aug 30, 2026 · 2 plays
0 0 2
Faallooyinka (0)
Soo gal si aad uga qaybqaadato wadahadalka.