Skip to main content

BARIGA DHEXE/News Xubno

Trump oo madaxda Khaliijka qasbaya

Saacado uun markii uu Donald Trump kudhawaaqay in Dagaalka Iran uu dhammaanayo, ayuu Talaadada soo socota magaalada New York kula kulamaya madaxda dalalka Khaliijka, si looga wada hadlo tallaabooyinka xiga ee dagaalka Iran iyo qorshaha dagaalka kadib.

Super Admin·2 hours ago·3 daqiiqo akhrin1000
Trump oo madaxda Khaliijka qasbaya
Sacuudiga oo wajahaya weeraradii abid ugu xumaa oo uga imaanaya Xuutiga Yemen, warshadihiisa muhiimka ah la garaacay, Baabul Mandabna laga qabsaday ayaa madasha ka qeybgali doonta. Khaliijku waxay ahaayeen dhibanaha ugu weyn ee dagaalkii Iiran, waxaana ku dhacay khasaare aan gaarin Israa`iil oo…

Maqaalkan waxaa loogu talagalay xubnaha

Noqoshada xubin firfircoon, waxay ka dhigan tahay in aad helayso xog kasta, inta aysan gaarin saaxiibadeena kale.

Wadaag: Twitter Facebook LinkedIn

Faallooyinka (0)

Soo gal si aad uga qaybqaadato wadahadalka.